world-service-rss

BBC Somali

7 xaqiiqo oo muhiim ah oo ku saabsan curcurkaaga, kuwaas oo tilaami kara xanuunkaaga

7 xaqiiqo oo muhiim ah oo ku saabsan curcurkaaga, kuwaas oo tilaami kara  xanuunkaaga

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 5:08:41 GD

Qaab-nololeedka casriga ah ayaa saameyn xun ku yeelanaya kala-goysyada gacmaheenna. Dhammaanteen waa inaan tallaabooyin qaadnaa sidii aan arrintan uga hortagi lahayn. Daryeelka nafteena inta aynu weli da’da yar nahay ayaa arrintan wax ka tari kara.

Australia oo baareysa xiriir ay sheegtay in uu ka dhaxeeyo ninkii weeraray duuliyihii Flydubai iyo dalkeeda

Australia oo baareysa xiriir ay sheegtay in uu ka dhaxeeyo ninkii weeraray duuliyihii Flydubai iyo dalkeeda

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 2:38:47 GD

Mas’uuliyiinta Australia ayaa baaraya xiriirka uu duuliye-ku-xigeenka shirkadda FlyDubai ee isku dayay inuu la wareego diyaarad laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ku sii jeedday Israa’iil uu la leeyahay dalka.

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo ku taalla Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo ku taalla Madiina

__

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareyneysa weerarka lagu qaaday xarun koronto siisa Masjidka Nabiga (NNKH) ee ku yaalla magaalada Madiina ee Sacuudi Carabiya, sida ay baahisay wakaaladda wararka Soomaaliya SONNA.

4 dabeecadood oo soo afjara xiriirka iyo 2 calaamadood oo muujinaya inay weli jirto rajo lagu badbaadin karo

4 dabeecadood oo soo afjara xiriirka iyo 2 calaamadood oo muujinaya inay weli jirto rajo lagu badbaadin karo

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 1:46:09 GD

Haddii aadan ku faraxsanayn xiriirkaada, wadnaha ayaa ku xanuunsan kara. Doodaha kulul waxay sababi karaan dhibaatooyin dhanka hurdada ah iyo xitaa xanuun wadnaha iyo murqaha ah.

Maxay Canada ugu diyaar garoobeysaa dagaal ay la gasho Maraykanka?

Maxay Canada ugu diyaar garoobeysaa dagaal ay la gasho Maraykanka?

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 9:58:19 GH

Ra’iisul Wasaaraha Kanada Mark Carney ayaa toddobaadkii hore qirtay inuu bilaabay inuu u diyaar garoobo xaalad uusan waligiis ka fikirin: weerar uu Mareykanku ku qaado Canada.

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo ku hanjabay in ay jawaab adag bixin doonaan xilli uu eedeynayay Eritrea

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo ku hanjabay in ay jawaab adag bixin doonaan xilli uu eedeynayay Eritrea

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 9:10:05 GH

Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya ayaa sheegay in jawaabta Itoobiya ay noqon doonto mid adag, isaga oo sheegay in ciidamada Eritrea ay ka gudbeen xadka Itoobiya, isla markaana ay ka qaybqaateen dagaalladii maalmihii u dambeeyay.

Haweeneey toogasho lagu fuliyay oo dhiman waysay - ‘weligay ma arag toogasho la mid ah tan Christa Pike’

Haweeneey toogasho lagu fuliyay oo dhiman waysay - 'weligay ma arag toogasho la mid ah tan Christa Pike'

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 7:59:01 GH

Habka fulinta xukunka dilka ee Tennessee wuxuu dhigaya in la diyaariyo cirbado labaad oo ay ku jirto “Pentobarbital” haddii qofka la dilayo uusan dhiman kaddib cirbadihii ugu horreeyay, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP. Hase yeeshee, habraacu si cad uma qeexayo waxa dhacaya haddii qofku weli nool yahay kaddib cirbadda labaad.

Imaaraadka oo warbixin ka soo saaray duuliyihii weeraray kabtanka diyaaradii u socotay Israa’iil iyo wixii u weerarka u adeegsaday

Imaaraadka oo warbixin ka soo saaray duuliyihii weeraray kabtanka diyaaradii u socotay Israa'iil iyo wixii u weerarka u adeegsaday

Axad, Oktoobar 4, 2026 ee 3:40:58 GH

Xeer-ilaaliyaha guud ee Imaaraadka Carabta, Hamad Saif Al Shamsi, ayaa sheegay in baaritaannada dhacdada ay muujinayaan in duuliyihii labaad uu isku dayay inuu fuliyo “fal argagixiso,” sida ay sheegtay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalka.

“Waxaan bixiyay $30,000 si aan u qaato diblooma lagu barto sida qof saameyn leh looga noqdo baraha bulshada”

"Waxaan bixiyay $30,000 si aan u qaato diblooma lagu barto sida qof saameyn leh looga noqdo baraha bulshada"

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 3:10:19 GD

Dadka jaamacadaha dhigta waxay ula ekaan kartaa mid la yaab leh marka hore. Si kastaba ha ahaatee, Destiny McGowan waxay ku kalsoon tahay in maadada ay dooratay in ay barato ay aad anfacday.

5 talo oo ay dhallinyaradu ku daryeeli karaan maqaarkooda - khuburo ayaa soo jeedisay

5 talo oo ay dhallinyaradu ku daryeeli karaan maqaarkooda - khuburo ayaa soo jeedisay

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 12:26:55 GD

Qaar badan waxay qaataan talada ka timaada kuwa baraha bulshada saameynta ku leh halkii ay ka qaadan lahaayeen talooyinka xirfadlayaasha caafimaad. Balse dhallinyaradu ma u baahan yihin habab badan oo maqaarka lagu daryeelo?

Bisad madow oo naadir ah oo laga helo Africa kaliya

Bisad madow oo naadir ah oo laga helo Africa kaliya

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 9:52:58 GH

Serval-ku waa bisad duurjoog ah oo cabbirkeedu dhexdhexaad yahay, laga-na helo Afrika. Bisadaan nuuceeda caadiga ah waa xayawaan aad u cajiib ah. Waxay leedahay lugo aad u dhaadheer, qoor dheer, dhego waaweyn, iyo dhibco ka dhigaya mid u eg shabeelka loo yaqaan “cheetah”.

Qof kasta wuxuu rabaa inuu miisaanka dhimo laakiin dufanka jirka oo aad u yaraada wuxuu leeyahay khatar caafimaad

Qof kasta wuxuu rabaa inuu miisaanka dhimo laakiin dufanka jirka oo aad u yaraada wuxuu leeyahay khatar caafimaad

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 7:15:45 GH

Qaar ka mid ah shirkadaha cuntadu waxay iibiyaan badeecooyin dufankoodu yar yahay, halka baraha jimicsiga iyo kuwa culeys-qaadista ay bixiyaan talooyin ku saabsan sida loo yareeyo dufanka jirka.

Argentina oo soo bandhigtay barnaamij lagu heli karo dhalashada iyadoo la maalgashanayo dalka

Argentina oo soo bandhigtay barnaamij lagu heli karo dhalashada iyadoo la maalgashanayo dalka

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 5:55:41 GH

Sida ku cad barnaamijka la shaaciyay, xaaska ama sayga qofka codsanaya, iyo carruurtiisa da’doodu u dhexayso 18 iyo 25 sano oo aan guursan isla markaana aan carruur lahayn, ayaa iyaguna codsan kara dhalashada Argentina iyaga oo khasnadda dowladda ku shubaya $100,000.

Netanyahu oo sheegay in ninkii weeraray diyaaradda Flydubai uu aaminsanaa “fikir xagjirnimo Islaami ah oo lagu soo barbaariyay”

Netanyahu oo sheegay in ninkii weeraray diyaaradda Flydubai uu aaminsanaa "fikir xagjirnimo Islaami ah oo lagu soo barbaariyay"

Sabti, Oktoobar 3, 2026 ee 4:08:48 GH

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in duuliyihii isku dayay inuu la wareego diyaaradda Flydubai uu si cad u damacsanaa inuu “soo rido diyaaradda”.

Caqabadaha ay weriyeyaasha Soomaaliya kala kulmaan xog helista

Caqabadaha ay weriyeyaasha Soomaaliya kala kulmaan xog helista

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 5:00:12 GD

Helitaanka xog sax ah oo la hubiyay ayaa ah tiirka ugu muhiimsan ee saxaafadda, balse weriyeyaasha ka howlgala Soomaaliya waxay la kulmaan caqabado kala duwan oo mararka qaar adkeeya in ay helaan xog la hubo oo la isku halleyn karo, degdeg ah oo ay bulshada ugu gudbiyaan.

Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray

Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 3:09:23 GD

Eritrea: Tan iyo bilowgii xornimadeeda 1991-kii, xiriirkii dhowaa ee ka dhexeeyay labada dal, oo ay sabab u ahaayeen xiriirkii xoogganaa ee ay lahaayeen ururradii labada dhinac ee guulo ka gaaray dalalkooda, ayaa si aan khilaaf lahayn ugu gudbay una horumaray xiriir u dhexeeyay labada dowladood.

Trump oo Iiraan ugu hanjabay “weerar aad u culus” haddii la xaqiijiyo inay ku lug lahayd dhacdadii diyaaradda Flydubai

Trump oo Iiraan ugu hanjabay "weerar aad u culus" haddii la xaqiijiyo inay ku lug lahayd dhacdadii diyaaradda Flydubai

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 11:42:45 GH

Intii uu la hadlayay saxafiyiin ku sugnaa Aqalka Cad, Trump ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Iiraan ay ku lug lahayd falkaas.

‘Ma oggolaan lahayn inay dadka kale dhintaan’ - ayuu yiri duuliyaha Hindiga ah ee badbaadiyay rakaabka diyaaraddii loo weeciyay Sacuudiga

'Ma oggolaan lahayn inay dadka kale dhintaan' - ayuu yiri duuliyaha Hindiga ah ee badbaadiyay rakaabka diyaaraddii loo weeciyay Sacuudiga

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 8:38:00 GH

Kabtan Smit Machchhar, oo lagu mindiyeeyay intii uu socday duullimaadka, ayaa la hadlay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi.

Baasaboorka cusub ee Maraykanka ee uu samayn doono Garaadka Macmalka (AI) oo la soo bandhigay

Baasaboorka cusub ee Maraykanka ee uu samayn doono Garaadka Macmalka (AI) oo la soo bandhigay

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 4:51:08 GH

Maraykanku wuxu meesha ka saaray in qofku uu yimaado xafiis, wuxuuna ku dalbanayaa baasaboorka qaab Online ah, xataa masawirka qofka telefoonkiisa ayuu ku qaadi karaa

Mr. Beast: Imisa lacag ah ayuu sameeyay ninka ugu taageerayaasha badan YouTube-ka dunida?

Mr. Beast: Imisa lacag ah ayuu sameeyay ninka ugu taageerayaasha badan YouTube-ka dunida?

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 4:13:57 GH

Haddii aad tahay qof isticmaala YouTube-ka, waxaa laga yaabaa inaad maqashay Mr. Beast waa YouTuber-ka ugu weyn caalamka. Mr. Beast wuxuu leeyahay taageerayaal ka badan 870 milyan.

Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya

Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya

Khamiis, Sebtembar 24, 2026 ee 11:43:48 GH

Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.

Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood ‘jilbaha u dhigan doonin’

Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood 'jilbaha u dhigan doonin'

Khamiis, Sebtembar 24, 2026 ee 6:06:55 GH

Markii uu bilaabay khudbadda madaxweynaha Iiraan uu ka jeedinayey QM, wafdiga Maraykanka ayaa caro darteed uga baxay hoolka shirka

Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM

Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM

Talaado, Sebtembar 22, 2026 ee 2:36:47 GD

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ma laha awood diidmo. Awoodda diidmada waxaa iska leh oo keliya shanta xubnood ee joogtada ah ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay: Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Midowday (UK), iyo Mareykanka.

Maxay horumarka degdegga ah iyo awoodda militari ee sii kordhaysa ee Xuutiyiintu “madax-xanuun” ugu tahay Sucuudiga?

Maxay horumarka degdegga ah iyo awoodda militari ee sii kordhaysa ee Xuutiyiintu "madax-xanuun" ugu tahay Sucuudiga?

Jimco, Sebtembar 18, 2026 ee 12:12:01 GD

Muddo dhowr maalmood gudahood ah horraantii Septembar, dadaalladii militari, diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ee Sucuudigu muddo ka badan toban sano ka waday Yemen ayaa u muuqday inay burburayaan.

Xaggee ayay ku dambeeyeen saaxiibbadii halganka ee madaxweynaha Eritrea uu 25 sano xabsiga ku hayay? Muxuuse ahaa dalabkoodu?

Xaggee ayay ku dambeeyeen saaxiibbadii halganka ee madaxweynaha Eritrea uu 25 sano xabsiga ku hayay? Muxuuse ahaa dalabkoodu?

Jimco, Sebtembar 18, 2026 ee 10:44:24 GH

Maxay ahayd dalabkii ay soo jeediyeen saraakiisha loo yaqaan Kooxda 15-ka (G15)? Maxay ka yiraahdeen saaxiibbadii Madaxweyne Isaias ee halganka ee muddo rubuc qarni ah aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin?

Maxay Israa’iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?

Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?

Isniin, Sebtembar 7, 2026 ee 2:00:57 GD

Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.

Muxuu yahay heshiiska shidaal ee dhexmaray Taliban iyo shirkad Sacuudi ah?

Muxuu yahay heshiiska shidaal ee dhexmaray Taliban iyo shirkad Sacuudi ah?

Talaado, Sebtembar 8, 2026 ee 4:02:18 GD

Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sacuudi Carabiya oo la yiraahdo Delta International, kaas oo ku saabsan sahaminta iyo soo saarista saliidda iyo gaaska laga helo goobta Kashk-Tirpul.

Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?

Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?

Talaado, Sebtembar 8, 2026 ee 6:57:19 GH

Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo Teknolojiyadda.

Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump

Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump

Axad, Agosto 23, 2026 ee 3:12:11 GH

Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.

Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale

Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale

Sabti, Agosto 22, 2026 ee 2:12:55 GD

Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi’iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.

Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed

Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed

Sabti, Agosto 22, 2026 ee 1:19:17 GD

Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.

Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?

Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?

Arbaco, Agosto 12, 2026 ee 4:56:51 GD

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa “saaxiib dabiici ah” oo ka tirsan saddexda waddan.

Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota

Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota

Arbaco, Agosto 12, 2026 ee 9:46:13 GH

Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.

Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran

Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran

Arbaco, Agosto 12, 2026 ee 12:19:01 GD

Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.

Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?

Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka  Bashar al-Assad ee is qarinayay?

Isniin, Agosto 10, 2026 ee 12:54:03 GD

Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.

Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan

Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan

Talaado, Agosto 11, 2026 ee 9:41:52 GH

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.

Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga

Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga

Jimco, Agosto 7, 2026 ee 7:35:05 GH

Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.

Muxuu Sacuudigu ka faa’iidayaa dagaalka Iran?

Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?

Jimco, Agosto 7, 2026 ee 11:24:17 GH

Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?

Dunida Iyo Maanta

Dunida Iyo Maanta

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Dunida Iyo Maanta

Khamiis, Oktoobar 1, 2026 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Dunida Iyo Maanta

Arbaco, Sebtembar 30, 2026 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Dunida Iyo Maanta

Talaado, Sebtembar 29, 2026 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Jimco, Oktoobar 2, 2026 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Khamiis, Oktoobar 1, 2026 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Arbaco, Sebtembar 30, 2026 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Talaado, Sebtembar 29, 2026 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.